Dhalinyaradda Magaalada Kismaayo oo kahadlay shaqo la’aanta

0
254

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada oo ah boqolkiiba 75% dadka dadka soomaliyeed ayaa waxaa xiligaan meelo badan oo dalka kamid ah kuheysato shaqo la.aan taaso ay sababtay in dhalinyarada ay waayaan badan kood wax fursado shaqo ah qaar kamid ah dhalinayarada kunool magaalda Kismaayo ee xaruunta Gobolka Jubbada Hoose  oo lahadlayay idaacada waamo ayaa kahadlay shaqo la.aanta heysato waxeyna Dowlad Goboleedka Jubbaland kacodsadeen in dhalinyarada ay u sii laban laabto dadaalada ay xirfadaha ugu Abuureyso si ay dhalinyarada ugu Abuurmaan shaqooyin

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.