Kulan looga hadlayay Wada shaqeeynta Bulshada Iyo Ciidanka oo lagu qabtay Deegaanka Qaam-Qaam .

0
21
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha gudaha iyo Dowladaha hoose Ee Jubbaland ayaa soo qabanq-aabisay Kulankaan oo ahaa wada-hadal toos ah oo dhexmaraayay laamaha Amaanka Iyo bulshada Deegaanka Qaam-Qaam.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.