Dhalimyarada barato xirfadhaa gacanta oo ku soo badanaha kismaayo

0
169

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xirfadda farshaxanka yaa ah mid loo adeegsado gudbinta fariimo kala duwaan oo ay ka mid yihiin Sawir gacmeedyo noocyo badan leh sido kale xirfadaan ayaa ah mid uu dadka qaar illahay uga dhigay hibo iyo hal  abuur gooni u ah ,magaalada Kismaayo waxaa ku nool dhalin yaro hibo u leh inay ku shaqeystaan farshaxanka iyaga oo adeegsanaya sawir gacmeedyo kala duwan .

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.