Jaamacadda Plasma fareecada Kismaayo oo tartan u qabatay Ardayda dhammeeysay Dugsiyada sare

0
52

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jaamacadda Plasma faraceeda magaalada Kismayo  ayaa Ardeyda gashay imtaxaanka dugsiyada sare ee  sanadka 2020 ilaa 2021 u qabatay tartan baqtinasiibkaas oo Ardaygii ku guuleysta uu jaamacada ku dhigan doono si  bilaash ah.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.