Dhalinyarada Kismaayo oo ka faa’iideystay Dugsiyada Farsamada Gacanta lagu barto

0
158

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada ka nool magaalada Kismaayo waxaa intooda badan saamayn ku yeelatay shaqo la,aanta baahsan ee magaalada ka jira waxaana si loo yareeyo shaqo la,aanta  loona abuuro fursado shaqo’ Magaalada laga hirgaliyay xarumo ay dhalinyaradu ku bartaan xirfado dhaxal gal u ah noloshooda.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.