Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo ka warbixisay ol-o’laha tallaalka Covid-19 oo dhawaan ka bilowaday Jubbaland

0
52
A healthcare worker fills a syringe with Pfizer Covid-19 vaccine at a community vaccination event in a predominately Latino neighborhood in Los Angeles, California, August 11, 2021. - All teachers in California will have to be vaccinated against Covid-19 or submit to weekly virus tests, Governor Gavin Newsom announced on August 11, as authorities grapple with exploding infection rates. The number of people testing positive for the disease has surged in recent weeks, with the highly infectious Delta variant blamed for the bulk of new cases. (Photo by Robyn Beck / AFP) (Photo by ROBYN BECK/AFP via Getty Images)

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Ayadoo uu  caabuqa Caronavirs oo mar saddixaad soo rogaal celiyay uuna bulshada soomaliyed ku hayo dhibaato badan ‘ayaa waxaa socda dadaalo bulshada looga wacyi galinayo in ay ka feejignaadan halista cudurka islamarkaana  qaataan talaalka  covid-19 .

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee dowlad goboledka Jubbaland ayaa degaanada Jubbaland waxaa ay ka bilowday  ol’ole qaadashada talaaka covid-19 ayadoo  bulshada loogu wacyigalinayo in ay talaalka qaataan si loo yareeyo halista cudurka safmarka ah ee covid-19 .

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.