Dadka deegaanka Dalsan oo codsaday in ay helaan soolarka Cad-ceeda ku shaqeeya

0
266
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Dalsan oo dhaca galbeedka Magaalada Kismaayo ayaa la aas aasay shan sano ha hor waxaa ku nool dad isugu jira beeraley iyo xoola dhaqato .
Deegaanka ayaa waxaa ka jira baahiyo aas aasi ah ku waas oo ay ka mid yihiin  in degaanka aysan ka jirin layrarka la iftiinsado oo dadku ay xiliyada habaynkii dhibaato ku qabaan layr la,aanta halkaasi ka jirta iyo sido kale wadooyinka oo ay dadka degaanku shegeen inaay isticmaalkooda dhibaato ku qabaan xili robaadka.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixitan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.