Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland oo madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka hay’adda UNHCR.

0
221
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland  Suldaan C/qaadir Xaaji Maxamuud ayaa aqalka madaxtooyada Jubbaland  ku qaabilay wafdi uu hogaaminayo Wakiilka hay’adda QM u qaabil san arimaha qoxootiga ee UNHCR.
Inta uu socday kulanka ayaa waxaa looga wadahad lay sidii wax loogu qaban lahaa dadka ka soo laabtay xeryaha qoxootiga dalka Kenya.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.