Laanta nabad-galyada wadooyinka Kismaayo oo amaro ka soo saaray xoolaha Magaalada dhexdeeda lagu soo daayay

0
236
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudaha Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu arkaa noocyada kala duwan ee xoolaha haba ugu badnaadeen lo,da iyo ariga ku waas oo dhexsocda bartamaha magaalada.
Xoolahaan lagu soo daayay Magaalada ayaa mararka qaar waxaa ay dhoobtaan ama dhex socdaan wadooyinka ay gadiidku isticmaalaan waxaana ka dhasha dhibaatooyin kala duwan oo ay ka mid yihiin in ay baabuurta ku dhex gooshaysa maagalada  shil galiyaan iyo in baabuurta qaar ee xawaaraha ku socda ay jiraan xoolaha wadooyinka taagan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.