Hooyo Soomaaliyeed oo Nolosheedka Maareyso Saliida Dadka Isticmaalaan

0
226

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-waxaa jira dad badan oo leh xirfado kala duwan oo lagu maareeyo nolosha kuwaasoo sameystay shaqo abuur iyaga u gaar ah maadaama ay ubaahan yihiin iney noloshooda shaqo abuur baraan,magaalada kismaayo waxaa laga helaa dad badan oo ganacsiyo u gaar ah iyagu sameeystay si ay noloshooda iyo tan Qoyskaba uga dabaraan halkaasi.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.