Baarlamaanka Jubbaland oo ansixiyay xeerka maalgashiga Jubbaland

0
284
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Labadaan Sharci oo ay Dhawaan Baarlamaanka Usoo Gudbisay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowlada Gobleedka Jubbaland ayaa waxaa maanta lagu ansixiyay kal fadhigii sedaxaad fadhigiisa 9-aad kaasi oo uu Ajandahu Ahaa ansixinta xeerka maalgashiga iyo shagtiyada ganacsiga Ee  Jubbaland 55 mudane oo kalfadhiga soo xafiray ayaa waxaa ay dhamaantood Codgacan  Taag ah ku Ansixiyeen Dhaqan Galka xeerka maalgashiiga iyo shagtiyada Dowlad Goboleedka Jubbaland

 

Iidle Aadan Dagane,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.