Sanad dugsiyedka jamacad Jubba oo maanta dib loo fursay

0
266
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa  maanta dib loo furay Jamacada Jubba oo mudo labo bilood ah ay u xireen ardeyda wax ka barta jamacada  kuwasoo ay ku maqanyeen fasaxa  sanad la ah  ay bixiso Jaamacadda.

Sanad dugsiyedka 2021-2022 ayaa  maanta ardeyda wax ka barta jamacada Jubba ay dib ugu bilwadeen fasakooda .

Cabdinuur Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.