Wasaaradda Arimaha gudaha Jubbaland oo tababar furtay Haweenka ka shaqeeya degmada kismaayo

0
180

Tabarkaan oo socon doona muddo seddax cisho ah ayaa wasaaradda Arimaha gudaha Fedaraalka iyo dib u heshisiinta dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa ay Magaalada Kismaayo uga furtay Haweenka ku jira golaha deegaanka degmada Afmadow, kuwa ka shaqeeya degmada Kismaayo iyo sidoo kale Haweenka ka shaqeeya wasaaradda arimaha gudaha iyo wasaaradda Haweenka arimaha Qoyska iyo xuquuqul Insaanka Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.