Qaar ka mid ah bulshada deegaanka Gooobweyn oo tababar loo qabtay

0
39
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sanadihii ugu danbeeyay waxaa qiimo sare gaaray Malabka Shinida taas oo ka danbeeysay Ka dib markii uu Kordhay Isticmaalka iyo iibsiga Malabka shinida oo daawo u ah Caafimaadka guud Ee aadanaha,waxaana wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Jubbaland ay maanta Tababar u furtay qaar kamdi ah Xoogsatada Deegaanka Goobweyn oo isugu jiray Rag iyio Iyo Dumar.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.