Deegaanka Qaam-Qaam oo laga soo sheegay baahi dhinaca Caafimaadka ah.

0
278

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo maalmihii ugu dambeeyay ay xaalado Bani’aadanimo ay ka jireen Deegaanka Qaam Qaam ee waqooyiga magaalada kismaayo ayaa waxaa wali isasoo taraya Baahiyaha dhinaca caafimaadka ah ee ka taagan Deegaankaasi.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.