Dumarka barto farsamada gacanta oo magaalada Kismaayo ku soo badanaya

0
303
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo Xarunta ku meel gaarka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ku yaallo goobo badan oo lagu tababaro dumarka, kuwaas oo soo saaro dumar badan oo bartay xirfadaha farsamada gacanta.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.