Hay’adda seve Uk oo adeeyo Caafimaad ka fulisay Degaanka Dalsan ee duleedka Kismaayo

0
243
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka Deegaanka Dalsan ee galbeedka Magaalada Kismaayo ayaa waxaa  adeegyo Caafimaad ka fulisay Hay’adda seve Uk oo kaashanaysa bahda Caafimaadka iyo maamulka deegaanka.
Isbitaalka oo ay ku xiranyihiin dadka deegaanka  ayaa hawlaha daryeelka caafimaadka ee ay ka bilowdahay Hay’adda seve Uk waxaa ka mid ah  tallaalka caruurta ay da’doodu ka yartahay shanta sano,nafaqaynta Caruurta nafaqo daradu haleeshay iyo daawaynta dadka bukaan socdodka ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.