Roobab kii da’ay Kismaayo oo saameeyn ku yeeshay Baracakayaasha

0
219
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaala Kismaayo xarunta kumeel gaarka ee dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa Kunool dad badan oo Barakacayaal iyo kuwo dalka dib ugu soo Guryo noqday oo ka yimid xeryaha qaxootiga ee dalka Kenya.
Maal-mihii Lasoo dhaafay uu Magaalada kismaayo waxaa ka da`ay Roobab ay ku diirsadeen dadka iyo Duunyada ku nool magaalada, Inkastoo uu roobabkaasi saameeyeen dadka barakacayaasha ee ku nool xeryaha Qaxootiga.

Cowke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.