Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo Kismaayo ka daah-furtay shir looga hadlayay dib u eegista Tallaalka degmooyinka

0
82

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkaan oo socon doona muddo saddax beri oo looga hadlayo dib u eegista  tallaalka degmooyinka Jubbaland ayaa waxaa magaalada Kismaayo ka daahfurtay Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowlad goboledka Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.