Barakacayaasha Kaamka Hillaac oo codsaday in Ceel biyood loo qodo

0
49
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaynu booqsho ku tagnay Kaamka barakacayasha  Hillaac ee magaalada Kismaayo ,waxaa ku nool Qoysas dan yar ah oo ay tiradooda gaareeyso ku dhawaad boqol Qoys,kuwaas oo ka soo barakacay deegaanada ku dhow degmada kismaayo,waxaana hadda ay ku dhibban yihiin heliadda Biyo.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.