Wasaradda arrimaha gudaha fadaraalka iyo dib u heshiisiinta Jubaland oo qabatay kulan lagu dhiiro galinayey Haweenka

0
68
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaradda arrimaha gudaha fadaraalka iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Jubaland ayaa ku qabatay magaalada Kismaayo kulan looga hadlayey u qareemidda ka qayb galka Haweenka ee D/hoose.
Kulankan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arimaha gudaha fadaraalka iyo dib u heshiisiinta ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin ka socotay wasaaradda  arimaha gudaha Jubbaland iyo gudoomiyaha ururka haweenka gobalka Jubbada Hoose iyo qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka iyo dhalinyaro
Muhiimada kulanka ayaa waxa uu ahaa in haweenka lagu dhiiri galiyo ka qeyb galka siyaasada.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.