Beeraleyda Deegaanka Baar-sanguuni oo codsaday in laga xiro meelaha Wabiga ka soo fatahay

0
115

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka Beeralayda ah ee ku nool deegaanka Baarka ee hoosta degmada Jamaame ee gobolka Jubada hoose ayaa ka cabanaya Fatahaadda uu sameeyay wabiga Jubba,kaas oo saamaayn u geystay  qaar ka mid ah dadka Beeralayda ah ee ku nool deegaanada hoostaga Degmada Jamaame.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.