Shaqaale Caafimaad oo tababar loogu soo xiray Kismaayo

0
271

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tababarkaan oo socday muddo sedax maalin ah ayna ka faa’iideysteen ku dhawaad 100 ka mdi ah shaqaalaha ka shaqeeyo xaruumaha caafimaad ee Ku yaallo Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa lagu qabtay Kismaayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.