Bangiga Amal oo Isbitaalka guud ee Kismaayo gaarsiiyay Agab loogu talagalay Nadaafadda

0
196
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka weyn ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa la gaar siiyay agab ka qeyb qaadanayo ilaalinta Nadaafadda iyo ka hortagga cudurka Covid-19,waxaana agabkan gaar siiyay Isbitaalka Bankiga Amal laantiisa magaalada Kismaayo.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.