Maamulka Garoonka Diyaaradaha Kismaayo oo dib u habeeyn ku sameeyay qalabka Garoonka

0
235
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan ee magaalada Kismaayo ayaa dib u habeyn ku sameeyey qaar ka mid ah qalabka garoonka.
qalabkan dib u habeenta lagu sameeyey ayaa waxa ay kala yihiin qalabka saadaasha hawada iyo qalabka hagida diyaaradaha.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.