Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Diinta Jubbaland oo hormarineeysi Madaarista lagu barto Diinta

0
277

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Goobaha Lagu barto Culuumta Diiniga ah ee Ku yaala Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu sameyn doonaa hormarin ballaaran, taasi oo qeyb weyn Ka qaadaneyso in la xoojiyo waxbarashada Diiniga ah oo ay dhigtaan dad aad u badan oo ku nool Magaalada Kismaayo.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Iyo Arimaha Diinta Dowlad Goboleedka Jubband maxammed Abuu yuusuf oo ka hadlayay Munaasabad  ay ku Qalin-jibinayeen Arday baratay Culuumta Diiniga ah ayaa sheegay in ay markaan wasaaradda u soo jeesatay sidii loo hormarin lahaa  Madaarista lagu barto Culuumta Diiniga ah.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.