(Kismaayo)Dad danyar ah oo lagu wareejiyay Guryo

0
156

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay-adda Qadar charatiy ayaa maanta waxaa ay magaalada Kismaayo ku qabatay munaasabad ay Guryo  ku gudoonsiineysay 23 Qoys oo danyar ah,kuwaasi oo horay u daganaa Guryo ka sameeysan Cowshado,waxaana madasha Guryahaan lagu wareejinayay ku sugnaa madaxda Hay-adda Qadar Charatiy,waalidiinta Caruurta agoonta iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.