Machadka Imaamu Shaafici oo farac cusub ka furtay Xaafadda Dalxiiska

0
237
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xafladdaan oo ahay mid lagu daah-furayay  faraca labaad ee Machadka iimaamu shaafici uu ku yeelanayo xaafadda Farjano gaar ahaan waaxda Dalxiiska ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo.
Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qayb galay Maamulka guud ee Machadka imaamu shaafici,maamulka mu’sasada Toowfiiq,macalimiin,  waalidiin iyo marti sharaf kale.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixibtaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.