Machadka Horyaal oo Xaflad Qalin-jibin ah u qabtay Arday dhammeeysay

0
87
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Machadka barashada luuqadaha iyo culuumta kala duwaan ee Kombuyuutarka ee  Horyaal INSTITUTE ayaa waxaa maanta  ka Qalin-jibiyay 105 Arday oo machadka ka baratay luuqadaha  iyo culuumta Kombuyuutarka,
waxaana ay noqonayaan Dufcaddii 8-aad ee wax kabaratay machadka Horyaal.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.