Mas’uuliyiin kormeeray xarunta doorashooyinka

0
42
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa dhawaan ka bilaabatay doorashada kuraasta Aqalka sare Ee dalka,Waxaana aad amiga Doorashoyinka u sugaaya Ciidamo gaar ah oo ka tirsan Ciidanka Booliiska Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo xubno ka tirsan Ciidanka Nabad ilaalinta Amisom.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.