Wasaaradda warfaafinta Jubbaland oo abaal marin guddoon siisay qaar ka mid ah ardaydii ku tartamayay farshaxanka cuna kalluunka

0
71

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda warfaafinta iyo hanuuninta dad waynaha dowlad goboledka Jubbaland oo kaashanaysa  Hay’adda Giz  ayaa  mudo afar biloow ah Magaalada Kismaayo ka waday mashruuca Cuna kalluunka  kaas oo ardayda  dhigata dugsiyada degmada Kismaayo lagu barayaay hab farshaxan.

Wasaaradda ayaa maanta munaasabad kooban oo dhiira galin ah u samaaysay  qaar ka mid  ardayda dhigata iskuulka hoose dhexe ,Sare ee khaalid binu waliid oo ku guulaystay tartamadii farshaxanka  mashruuca cuna kalluunka madasha ardayda lagu diira galinayay ayaa waxaa ka soo qayb galay Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta iyo mas’uuliyiin ka kala socday Hay’adda GIZ iyo Wasaaradda waxbarashada Jubbaland  waxaana ardayda la gudoonsiiyay Hadiyado.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.