Gudoomiyaha Deegaanka Buulo-Guduud oo ka warbixiyay xaaladaha Waxbarsho ee deegaanka

0
304

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaankaa Buulo-Guduud oo ka kaga beegan dhinac waqooyi Magaalada Kismaayo  ayaa waxaynu  booqanay degaanka si aanu soo indha-indheeno xaladaha waxbarsho.

Buulo-Guduud waxaa ku yala hal iskuul oo ay wax ka bartaan bulshada deegaanka,Inta badan ardeyda wax ka barta iskuulka ayaa ah kuwa ka hela adeegyada asasiga u ah wasaaradda waxbarashada Jubbland.

Abdinoor Samriye,ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.