Dad qaba baahiyo gaar ah la Gudoon siiyay agab ay baahi u qabeen

0
46

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magaalada kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose waxaa ku nool dad qaba xanuunka Albinizamka kaasi oo ah mid ay ku  dhasheen waana Abuurista Alle oo layaab maleh.

Dadka qaba Xanuunkan  waxaa yar Heerka Difaaca maqaarkooda waxaana maanta loo qeybiyay kareemo ka Difaaca Kuleyka Qorraxda.

Iide Aadan Maxamed,ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.