Gudoomiyaha Barakacayaasha Degmada Kismaayo oo ka warbixisay Saameynta Roobabka ka da’ay Kismaayo

0
76

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maalmihii ugu danbeyay waxaa magaalada kismaayo iyo deegaanada Hoos yimaado   ka da’aayay Roobab xoog leh kuwaasi oo saameyn weyn ku yeeshay barakacayaasha Ku nool magaalada kismaayo iyo nawaaxigeeda.

Iidle aadan maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.