Gaadiid leeyda Magaalada Kismaayo oo Cabasho ka muujiyay biyaha wadooyinka fadhiya

0
64
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Roobabka xagaaga oo maal-mahan ka da’ayay Magaalada Kismaayo ayaa saamayn ku yeeshay isu socodka gaadiidka iyo dad waynaha ka dib markii wadooyinka qaar biyo fariisteen.
Qaybo ka mid ah gadiidka yar-yar ee tagaasida ayaan maal-mahaan shaqayn sababo la xiriira wadooyinka Magaalada oo ay biyo aad u badan fariisteen sida ay noo sheegeen gadiid leeydu .

Xamdi Maxamed Yasin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.