Kismaayo:-Dhalinyarada ku shaqaysta Harqaanka oo ka warbixiyey shaqadooda

0
240
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa ku yaalo goobo badan oo lagu tolo dharka noocyadiisa kala duwan,Xarumahaasi ayaa intooda badan waxaa ka shaqeeyo dhalinyaro da’yar ah oo leh xirfada dhar tolista.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.