Wasaaradda Cadaalada iyo arrimaha diinta  Jubbaland oo Tababar u soo xirtay qaar ka mid ah Macalimiinta dugsiyada Qu’aanka Kismaayo.

0
79
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Macalimiin ay tiradoodu gaarayso 350 Macalin oo wax ka dhiga Dugsiyada Qur`aanka Kariimka ee Magaalada Kismaayo ayaa maanta Wasaaradda Cadaalada owqaafta iyo arimaha Diinta Jubbaland iyo Wasaaradda Cadaalada Soomaliya  waxaa ay u soo xirtay Tababar lagu baranayay sida ugu wanaagsan ee ay macalimiintu ula tacaamuli karaan ardayda ay wax baraan.
Munaasabada Xiritaanka tababarkaan ayaa waxaa   ka soo qayb galay wasiirka  iyo  wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cadaalada owqafta iyo arimaha Diinta Jubbaland qaar ka mid ah Culimada Magaalada Kismaayo iyo Wasiir ku xigeenka wasaaradda Cadaalada dowlada fedaraalka Soomaliya.
Xamdi Maxamed Yaasin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.