Wasaarada Caafimadka Jubaland oo ka hadashay Khatarta uu leeyahay Cudurka Covid-19

0
166
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cudurka Covid 19 ayaa dib usoo laba kacleeyey kadib Markii ay bulshada badisay isu imaatinka hal goob oo kaliya iaydoo maalmihii ugu dambeeyey ay bulshada u dabaaldagayeen maalmaha Ciida iyo Maalmihii Kasii Horeeyey ee Maalmaha Xuriyada.
Hadaba Wasiir ku xigenka Wasaarada Cafimadka Dowlada Goboleedka Jubaland Dr Ahmed Maxamed Ahmed Saadaq ayaa ka hadlay qatarta uu leeyahay Cudurka Covid-19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.