Warbixin:Bulshada Kismaayo oo Looga digay cudurka duumada.

0
70

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Duumada waxaa sababa dulin ku dhaca Plasmodium. Ku dul-nooleyaashu waxay ku faafaan dadka iyada oo loo marayo qaniinyada kaneecada dumarka Anopheles ee cudurka qaba.

Sanadkii 2018, kiisaska malaariyada ee qaarada Afrika waxaa lagu qiyaasay 50% waxaana uu siweyn loogu arkay wadamada aadka faqiirka u ah oo aan la dagaalami karin.

Dr Cabdullaahi Ibraahim Salaad oo ka mid ah dhaqaatiirta caafimaad ee ku nool magaalada kismaayo ayaa bulshada uga digey dhibaatada ay leedahay kaneecada ama malaariyada.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.