Maalinka Cafiska oo Kismaayo Laga xusay

0
72

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munasabadda maalinta is Cafiska Dadka  Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Kismaayo,munaasabadaan oo ay soo qaban-qaabiyeen ururada rayidka Dhalinyarada iyo Haweenka Jubbland.

Xafladda ayaa waxaa laga jeediyay khudbado kala duwan oo dhamaantood ku qotoma muhiimadda ay leedahay 28 July oo loo asteeyay maalinta cafiska Soomaaliyeed iyadoona Mas’uuliyiintii ka hadlay madasha ay sheegeen in ay tahay maalin ay Xasuusan doonaan bulshada Soomaaliyeed meel kastoo ay ka joogaan Aduunyada.

Cabdinuur Samriye, ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.