Shirkada Somtel  oo magaalada Kismaayo ka daah-furtay Barnaamij ay hadiyado  ku siinayso Macaamiisheeda

0
222
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-ol-o’laha  ku shubo oo ku guulayso 10,000 hadiyadood oo ah barnaamij ay  shirkada isgaariinta Samtel ugu tala gashay macaamiisheeda ayaa laga daah furay Magaalada Kismaayo.
Munaasaabada daah furtka ku shubo oo  hadiyay ku guulayso  ayaa lagu qabtay xarunta shirkadu ay ku leedahay Kismaayo waxaana  ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada .
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.