Shirkadaha ka shaqeeya dhismaha ee magaalada Kismaayo oo digniin Loo jeediyay

0
233

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa muddooyinkaan ka socday tababar loo qabanayay shirkadaha dhismaha  ka shaqeeya ayna qabatay Wasaradda hawlaha guud iyo Gureynta, si sare lagu qaado tayada shirkadaha ka howl-gala Dowlad Goboleedka Jubbland.

Agaasimaha guud ee wasaaradda Howlaha guud Iyo Guriyeynta Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamed Sheekh Cali ayaa digniin u diray shirkadaha kale duwan ee ka  shaqeeya dhismaha Magaalada Kismaayo.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.