Hay’adda Bisha Cas oo Kismaayo ka fulisay Mashruuc 300 oo neef Loogu Gowracayay dadka danyarta ah

0
287
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Bisha Cas ee Dalka isutagga Imaaraatka Carabta oo kaashaneysa Ha’ayada Towfiiq   ayaa waxa ay magaalada Kismaayo ka fulisay mashruuc 300 oo neef oo ari ah loogu gawracayo,waxaana mashruucan loogu talagalay in ay ka faa’iideystaan dadka danyarta ah ee ku nool magaalada Kismaayo.

Cabdinuur Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.