Haaween magaalada Kismaayo hergeliyay Goob Ganacsi oo cusub

0
58
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada ku nool magaalada Kismaayo ayaa waxa ay horumarro ka sameenayaan xagga ganacsiga noocyadiisa kala duwan.
waxaana magaalada laga furay Carwo lagu iibiyo dharka dumarka iyo kuwa carruurta oo loogu magacdaray M&C Collections.
Fartuun nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.