Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Midowga Ardayda Jaamacadaha ku yaallo magaalada Kismaayo ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed in ay raacaan tallaabooyinka lagaga hortagayo Cudurka Covid-19 inta lagu guda Jiro Maalmaha Farxadda.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.