Wasaaradda Xanaanada,Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Jubbaland oo war ka soo saartay Gowraca Xoolaha maalinta Carrafo

0
43
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-iyaadoo aay foodda inagu soo heyso maalinta Ciidda Carafada oo uu waqti kooban ka dhimanyahay ayaa Wasaaradda Xanaanada,Xoolaha,dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa ay war ka soo saartay gowraca Xoolaha.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.