Wasaaradda Caddaalada,Awqaafta iyo Arimaha Diinta Jubbalnad oo kulan La qaadatay Hay’adaha ka howl-gala gudaha Kismaayo

0
202
Kismaayo(Idacaadda Waamo)-Wasaaradda Cadaaladda, Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa kulan la qaaday qaar ka mid ah Hay’adaha ka shaqeeya arimaha bulshada
Shirkan ay ku yasheen magaalada Kismaayo ayaa waxa ay wasaarada Wasaaradda Cadaaladda, Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Dowlad Goboleedka Jubbaland ay diirada ku saartay sida ay Hay’ada u darlayaan Carruurta agoonta ah ee ku nool Jubbaland.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.