Warbixin:Gabar magaalada Kismaayo ku iibiso Daawo dhireed

0
409
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mudooyinkaan dambe waxaa soo badanaya dhalinyarada leh hal-abuur ganacsi,Nimco Nuur Xaashi waxa ay magaalada kismaayo ku iibisaa mudaawaad,kuwaas oo loo isticmaalo qaar ka mid ah xanuunada ku dhaca bulshada deegaanka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.