Gudiga doorashada Jubbaland iyo Guddiga Baarlamaanka Qabanqaabada doorashada Aqalka sare oo kormeeray halka ay ka dhaceeyso doorashada Aqalka sare

0
44
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudiga hirgalinta doorashooyinka heer doowlad goboleed ee Jubbaland iyo gudiga baarlamaanka Jubbland u qaabilsan qabashada doorashada xilibaanada aqalka sare ayaa kulan ku yeeshay magaalada kismaayo iyagoona iska xog wareystay qaabka ugu wanaagsan ee loo qaban karo doorashada xilibaanada aqalka sare.
waxa ay kormeer ku tageen goobaha lagu tala galay in ay ka dhacdo cod bixinta doorashada xubnaha  aqalka sare Soomaaliya.
gudoomiyaha golaha wakiilada Jubbaland iyo labadiisa ku xigeen ayaa kormeerka ku wahlinayey gudiga doorahada waxa ay dhankooda indho indheyn ay ku sameenayeen goobaha cod bixinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.