Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland oo magacaabay Xubnaha Xildhibaanada ee qabanaya doorashada Aqalka sare

0
210
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Cabdi Maxamed  Cabdirahman ayaa magacabay xunaha qaban doona dorashada Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Somalia .
magacabista uu gudoonka paarlamanka magacbay ayaa daba socota codsigii ay shalay u gudbiyeen gudiga hirgalinta dorshoyinka  Jubbland  kaas oo ahaa in ay golaha wakiilada Jubbland ay magacaaban gudi parlamaan uqabilsan doona qabashada dorshada Aqalka sare.
xubinaha gudiga oo ka kooban sagaal ayaa waxaa warbahinta ka la wadagay gudomiyaha habdhoorka parlamaka dowlad gobleedka Jubbland  xildhibaan Shukri Weyrax Kariye .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.